Siris xagaa

Ylva Westerström
Siris hooyadeed waxay aadaysaa Australien wakhtiga samarka. Siris waxay lasii daganaanaysa ayeeydeed wadanka inta wakhtiga lagu jiro, laakiin maynoqon sidii ay siris rajaynaysay.

Robin iyo xarfaha Giriigga

Emil Lindblom och Adam Svensson
Wakhtigii ay Ella iyo Robin kujireen tamashlaynta/dalxiiska ayaga oo lasocda saxiibadood waxay heleen god buureed leh xarfo xardhan aan kuna jira dhagxaanta gudohooda caadi ahayn Robin oo yaqaan luuqada giriiga ayaa akkriyay,waxana kudhiiradeen inay kusocdaan loolan kooda.

© Copyright 2018, Pliplop Group AB

Topp